Man of funny, oday wayn

 

Oday 90 jir ah aan waligiis soomin baa sheikh waydiiyey maxay tahay kafaarada layga rabo?


Sheikh baa dhaha waa inaad soontaa labo qarni oo xiriir ah 

Ama inaad quudisid wadanka shiinaha 

Ama inaad xureysid wadanka falasiin


Previous Post Next Post