Ilaahay wuxa uu jecelyahay sameeynta acmaasha wanaagsan, 10ka dul xijana waa marka uu ugu sii jecelyahay ✨️🤗
Kabuuxi maalmahan kheyr oo idil
Quraanka akhrin 💎
Salaad 🤲
Maala yacniga katag ❌️🤌
Samee tazkiyah ( Qalbigaaga nadifi)
Dikriga badi
Ducadana badi ⭐️🕤