Nin oday ah ayaa mid cabtooy ah ayaa diiq ka soo gatey,odigii wuxuu arkey diiqa inuu subaxa yeeraynin cabtoygii ayuu uceliyey wuxuuna ku dhahay diiqaan salaad subax ma aadaamayo oo mayeerayo
Cabtoygij diiqa ayuu qabtay dhinacyada ayuu ugad gadiyey,kulahaa sorry odey imaam kii ayaa kaa gaday hadda ayaan mid mu addin ah kuugu badalaya